[Sirculus:] Passport-ka - dukumiintiga Doorashada Galmudug waxaa maamulay Sarkaal Sirdoonka Ethiopia ka tirsan oo ka tujaaray

0
Thursday March 17, 2022 - 23:36:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6342
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Sirculus:] Passport-ka - dukumiintiga Doorashada Galmudug waxaa maamulay Sarkaal Sirdoonka Ethiopia ka tirsan oo ka tujaaray

    Waagacusub.com - Mohamed Tahir Guled oo heysta baasabooradda Kenya, Ethiopia iyo Somalia ahna sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Ethiopia ayaa ka tujaaray oo Malaayiin dollar ka sameeyay doorashadda Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 131 KB
Waagacusub.com - Mohamed Tahir Guled oo heysta baasabooradda Kenya, Ethiopia iyo Somalia ahna sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Ethiopia ayaa ka tujaaray oo Malaayiin dollar ka sameeyay doorashadda Galmudug. Sarkaalkaan Sirdoonka Ethiopia oo ku dhashay degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa la helay Passport-kiisa Ethiopian-ka iyo dukumiintiyo cadeeynaya safaradii uu ku galay. halkaas hoose ka daalaco.


Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...