[DAAWO] Ka jawaab Su'aal ku guuleyso lacag, Iphone iyo Laptop
Su'aal 1: Magacyada Xayawaanka loogu magacdaray suuradaha Quranka sheeg ?
Su'aal 2: Sheeg Nabigii laga soo saaray waddan afrikaan ah?
Su'aal 3: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar Qur'aanka Kariimka?
Su'aal 4: Waxaad sheegtaan Awalu Rasuul keebuu ahaa?
Su’aal 5: Kalimada ama magaca Muxammad imisaa ku jirta Quraanka?
Su’aal 6: Waxaad sheegtaan suurada quraanka ka midka ah oonan lagu arag xarafka miim (ć)? Markii laga reebo Bisimka.
Su’aal 7: Imasa suurado ayaa ku biloowda xarafka (Qaaf)?
Su’aal 8: Waxaad sheegtaan Afar aanan ladhalin oo qur-aanka ku jirta oo nafleey ah?
Su’aal 9: Waxaad sheegtaan (4) afar kamid ah magaca GEELA oo lagu sheegay quraanka?
Su’aal 10: Waxaa sheegtaan saxaabiga kaligii lagu sheegay Quraanka magaciisa? Iyo qofka aanan dhalin oo loogu magacdari jiray?
[DAAWO] Ka jawaab Su'aal ku guuleyso lacag, Iphone iyo Laptop
Su'aal 1: Magacyada Xayawaanka loogu magacdaray suuradaha Quranka sheeg ? Su'aal 2: Sheeg Nabigii laga soo saaray waddan afrikaan ah? Su'aal 3: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar Qur'aanka Kariimka? Su'aal 4: Waxaad sheegtaan