[DAAWO] Live Su'aalo Diini ah lacag ku guuleyso oo ka jawaab

0
Tuesday April 05, 2022 - 23:44:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DAAWO] Live Su'aalo Diini ah lacag ku guuleyso oo ka jawaab

    Magacyada Xayawaanka ku jira suuradaha Quranka sheeg ? Su'aal 1: e waa kuwan: Jawaab 1: Magacyada xayawaanka ee suuradaha quraanka ku jiro waxaa ka mid ah:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyada Xayawaanka ku jira suuradaha Quranka sheeg ? Su'aal 1: e waa kuwan: Jawaab 1: Magacyada xayawaanka ee suuradaha quraanka ku jiro waxaa ka mid ah:
  • Al-Baqara (Saca)
  • An-Naxal (Shinnida)
  • An-Namal (Quraanjada)
  • Al-Cankabuut (Caarada)
  • Al-Fiil (MAroodiga).

Waxan weliba ku deri karnaa Al-Ancaam (Xoolaha).

Su’aal 2: Sheeg Nabigii laga soo saaray waddan afrikaan ah.

Jawaab 2: Nabi Muuse (cs) waxana laga soo saaray Masar.

Su’aal 3: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar Qur’aanka Kariimka?

Jawaab 3: Waa (Thuma Nadara).

Su’aal 4: Waxaad sheegtaan Awalu Rasuul keebuu ahaa?

Jawaab 4: Waa Nuux (csw).

Su’aal 5: Kalimada ama magaca Muxammad imisaa ku jirta Quraanka?

Jawaab 5: 4 jeer quraanka.

Su’aal 6: Waxaad sheegtaan suurada quraanka ka midka ah oonan lagu arag xarafka miim (ć)? Markii laga reebo Bisimka.

Jawaab 6: Waa suuratul Kowthar ama inaa Acdheenaa.

Su’aal 7: Imasa suurado ayaa ku biloowda xarafka (Qaaf)?

Jawaab 7: Waa 8 suurat ‘sida aan aniga u fahmay’

  • Suurat ‘Qaaf
  • Suuratul Mujadalah’Qad Samicalaahu qowlal latii:
  • Suuratul Jini ‘ Qul uuxiya ilaya”
  • Suurat Ikhlaas ‘ Quhuwalaahu Axad’
  • Suurat al-Falaq : Qul acuuthu birabil Falaq’
  • Suurat an-Naas’ Qul acuuthu birabinnaas’
  • Suurat al-Muminuun’Qad aflaxal muminuuna’
  • Suurat al-Kaafiruun’ Qulyaa ayuhal kaafiruun’

Su’aal 8: Waxaad sheegtaan Afar aanan ladhalin oo qur-aanka ku jirta oo nafleey ah? 

Jawabta 8:

  • Adam
  • Xaawo
  • Hashii Nabi Saalax
  • Wankii Nabi Ibrahim

Su’aal 9: Waxaad sheegtaan (4) afar kamid ah magaca GEELA oo lagu sheegay quraanka?

Jawaab 9:

  • Naaqa, Al-shucaraa 155
  • Jamal, Al-Acraaf 40
  • Baciir, Yuusuf 62,72
  • Ibil, al-Ancaam 144

Su’aal 10: Waxaa sheegtaan saxaabiga kaligii lagu sheegay Quraanka magaciisa? Iyo qofka aanan dhalin oo loogu magacdari jiray?



Jawaab 10`: Zayd ibnu Muxammad



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...