[Daawo] fashilka Farmaajo iyo farxada Rooble - Qubanaha Dahir Alasow

2
Saturday April 16, 2022 - 05:58:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 2
  • Share via Social Media

    [Daawo] fashilka Farmaajo iyo farxada Rooble - Qubanaha Dahir Alasow

    Wararka Qubanaha Dahir Alasow 1- Raysulwasaare Rooble oo ka guuleeystay Farmaajo iyo Fahad dagaal dheer kadib. 2- Milkiilihii Dowladda Farmaajo oo Tv-yada ka daawaday dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee Federalka Somalia. 3- Doorashadda 17-ka X

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Qubanaha Dahir Alasow 1- Raysulwasaare Rooble oo ka guuleeystay Farmaajo iyo Fahad dagaal dheer kadib. 2- Milkiilihii Dowladda Farmaajo oo Tv-yada ka daawaday dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee Federalka Somalia. 3- Doorashadda 17-ka Xildhibaan ee Garbahaareey oo la geeyay Ceelwaaq taas oo ka dhigan dhabarjibin iyo guuldaro ku dhacday Farmaajo. 4- Xildhibaanadii koofur Galbeed oo ka qeybgalan dhaarinta iyo sida loo farsameeyay Cabdi Casiis Lafta Gareen oo lagu qasbay inuu difaac galo , halkii Farmaajo iyo kooxdiisa ka rabeen weerar khadka dhexe.
5- Qoor Qoor iyo Qoryooley oo wejigabax iyo ceeb ka raacday safarkoodii Baydhabo kadib markii dushooda lagu heshiiyay halkii ay sugayeen in lala hadlo.
6- Gudoonka kmg ee labada aqal ee baarlamaanka oo ay noqdeen Odayaal ka soo wada jeeda gobolka Mudug.

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...