[Daawo] labada Musharax ee taageerada Xildhibaanada helay?
Musharaxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre ayaa muujiyay iney taageero kooxan ku dhex leeyihiin Xildhibaanada labada aqal ee Somalia. Labada Musharax ayaa markii ay galeen hoolkii lagu dhaarinaayay waxaa si farxad ka muuqata uga hortegay Xildhibaano la rumeeysan yahay iney u daacad yihiin kuwaas oo difaacday kuraastooda baarlamaanka cusub ee Somalia.
Wariye Dahir Alasow ayaa warbixintaan ka diyaarshay.
[Daawo] labada Musharax ee taageerada Xildhibaanada helay?
Musharaxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre ayaa muujiyay iney taageero kooxan ku dhex leeyihiin Xildhibaanada labada aqal ee Somalia.