[Kagame] oo xabsi guri ka dhigay wasiirkiisa waxbarashada oo ahaa jilaa hore
WAAGACUSUB MEDIA Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirkiisa dhaliyada iyo dhaqan, sida ay sheegtay dawladu.
Shaqo ka joojinta Edouard Bamporiki ayaa imaanaysa kadib markii la sameeyay baaritaano la xiriira isla xisaabtan shaqo, sidaas waxaa lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha.
Sidoo kale xabsi guri ayaa laga dhigay wasiirka intii uu socday baaritaanka oo la xiriiray arimo musuqmaasuq ah, sidaa waxaa bartooda twitter ka ku daabacay waaxda baaritaanada ee Rwanda.
Bamporiki oo ah 39 jir ayaa horey taageero buuxa ugu ahaa madaweyne Kagame iyo xisbiga talada haya.
Dad badan oo taabacsan ayuu ku leeyhaay baraha bulshada, iyada oo loo aqoonsan yahay in uu yahay in ui yahay siyaasi muran badan dhaliya.
Wali kama uusan jawaabin eedeymaha la xiriira musuqmaasuqa ee lagu soo oogay.
Madaxweyne kagame ayaa lagu tilmama inu yahay kaligi taliye mayal adag jecel xukunka inu siijego sida lagu yaqano madaxda dalalka Africa waxana lagu eedeya inu xirxiro dadka kahor yimado xukinkisa
By Ali Aadan Hashi
[Kagame] oo xabsi guri ka dhigay wasiirkiisa waxbarashada oo ahaa jilaa hore
WAAGACUSUB MEDIA Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirkiisa dhaliyada iyo dhaqan, sida ay sheegtay dawladu. Shaqo ka joojinta Edouard Bamporiki ayaa imaanaysa kadib markii la sameeyay baaritaano la xiriira isla xisaabtan