[Diiwaangelinta] musharaxiinta madaxweynaha oo si rasmi ah u bilaabatay

0
Sunday May 08, 2022 - 16:09:27 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Diiwaangelinta] musharaxiinta madaxweynaha oo si rasmi ah u bilaabatay

    WAAGACUSUB-MOQDISHO- Waxaa goor dhaweyd xarunta Aqalka Sare ka bilaabatay diiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaan noqday musharaxii ugu horreeyay ee is diiwaangeliya madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Sheekh Sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAAGACUSUB-MOQDISHO- Waxaa goor dhaweyd xarunta Aqalka Sare ka bilaabatay diiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaan noqday musharaxii ugu horreeyay ee is diiwaangeliya madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta iyo berri diiwaangelin doona musharraxiinta madaxweynaha, iyada oo doorashada madaxweynaha la qaban doono 15-ka bishan.

Habraaca uu shalay shaaciyay guddiga isku dhafka ah ee doorashada madaxweynaha ayaa u qornaa sidan;

 


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...