[Diiwaangelinta] musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo lasoo geba-gebeeyey

0
Tuesday May 10, 2022 - 18:19:59 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 743
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Diiwaangelinta] musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo lasoo geba-gebeeyey

    Moqdisho Somalia: Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey diiwaangelinta musharrixiinta madaxtinnimada Soomaaliya oo socotay saddex maalmood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho Somalia: Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey diiwaangelinta musharrixiinta madaxtinnimada Soomaaliya oo socotay saddex maalmood.

Guddiga doorashada ayaa diiwaangeliyey 39 musharrax, waxaana la filayaa inay berri musharrixiinta billaabaan inay xildhibaanada u jeediyaan khudbadahooda.

Haddaba tirada murashixiinta is-diiwaangelisay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan guddiga doorashada labada aqal ee qaban-qaabinaysa doorashada madaxweynaha.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...