[Jadwalka] Hadaljeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Oo La Shaaciyay

0
Tuesday May 10, 2022 - 18:27:12 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Jadwalka] Hadaljeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Oo La Shaaciyay

    May 10 (WAAGACUSUB )–Iyadoo la soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa guddiga qabanqaabada doorashada waxa ay shaaciyeen jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

May 10 (WAAGACUSUB )–Iyadoo la soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa guddiga qabanqaabada doorashada waxa ay shaaciyeen jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta. Hadal jeedinta 39 ka Murashax ee xilka Madaxweynaha ee bilaaban doonta maalinta berri, waxaana ay Socon doontaa ilaa 12 May.
Maalinta koowaad 20 Musharax ayaa hadal jeedinaya, halka maalinta labaad ay jeedinayaan 19
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday kana mid ah musharaxiinta ayaa waxa uu hortagi doonaa xildhabaanada baarlamaanka maalinta labaad ee hadaljeedinta oo ku beegan 12ka bishan.
Musharax walba waxaa loo ogol yahay 15 daqiiqo oo hadal jeedin ah.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...