[DAAWO] Musharaxa ugu codadka badan Murashaxiinta iyo falanqeynta Dahir Alasow

0
Thursday May 12, 2022 - 08:48:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 2
  • Share via Social Media

    [DAAWO] Musharaxa ugu codadka badan Murashaxiinta iyo falanqeynta Dahir Alasow

    Waagacusub.com - Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa u muuqda inuu ku guuleeysan doono xilka Madaxweynaha cusub ee Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa u muuqda inuu ku guuleeysan doono xilka Madaxweynaha cusub ee Somalia. Xildhibaanada beelaha Dir iyo Raxanweyn ayaa intooda badan taageeray Musharax Kheyre taas oo bedeshay jawigii loolanka doorashada Madaxtooyadda.
Musharax Kheyre ayaa la rumeeysan yahay inuu yahay Musharaxa heysta lacagta ugu badan dhamaan Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Somalia.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...