[Madaxweyne] Xasan Sheikh: Turkiga waxa uu taabtay maskaxda iyo quluubta Soomaalida

0
Wednesday May 18, 2022 - 14:33:31 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Madaxweyne] Xasan Sheikh: Turkiga waxa uu taabtay maskaxda iyo quluubta Soomaalida

    Arbaco, May, 18, 2022 (Waagacusub) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu siiyay wareysigiisii ugu horeeyay ee heer caalami ah ayaa sheegay tageerada uu Turkiga ka geysto Soomaaliya in ay tahay mid ta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arbaco, May, 18, 2022 (Waagacusub) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu siiyay wareysigiisii ugu horeeyay ee heer caalami ah ayaa sheegay tageerada uu Turkiga ka geysto Soomaaliya in ay tahay mid taabatay quluubta shacabka Soomaaliyeed. Sida aan sheegay shacabka Turkiga iyo dowladda Turkiga waxay saameyn weyn ku leeyihiin shacabka Soomaaliyeed, taageerada Turkiga waxay taabatay quluubta iyo maskaxda shacabka Soomaaliyeed, taageeradaasi waxay ahayd mid muuqata oo la taaban karo, waxayna badbaadisay naf badan oo Soomaaliyeed. ” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya.
Loading...


Madaxweyne Xasan Sheikh waxa uu sheegay in Turkiga uu taageero dib udhiska ciidamada qalabka sida iyo arrimaha bini’aadantinimo ee Soomaaliya.

Turkigu ayaa sheegay inuu sii wadi doono garab istaagga shacabka Soomaaliyeed iyo garab istaagga dowladda Federaalka Soomaaliya si dalka looga hirgeliyo amni, xasillooni iyo barwaaqo xilligaan cusub.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...