[Topnews:-] Madaxweynaha cusub oo magacaabay seddex Lataliyeyaal cusub

0
Friday May 27, 2022 - 04:55:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3093
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 1
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Madaxweynaha cusub oo magacaabay seddex Lataliyeyaal cusub

    WAAGACUSUB.COM -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku magacaabay la-taliyeyaal cusub oo xafiiskiisa ka shaqeynaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAAGACUSUB.COM -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku magacaabay la-taliyeyaal cusub oo xafiiskiisa ka shaqeynaya.

Xubnaha la magacaabay ayaa kala ah:

1- Ibraahim Eidle Sulayman Lataliyaha Sharciga Madaxweynaha J.F.S. 

2- Zakaria Hassan Ali (Gaashaan) La-taliyaha Siyaasadda iyo Xiriirka Baarlaamaanka Madaxweynaha J.F.S. 

3- Hassan Adam Hosow La-taliyaha Dhaqaalaha Madaxweynaha J.F.S. 

Waa la taliyeyaashii ugu danbeeyay oo Madaxweyne Xasan Sheekh magacaabayo inta uu la wareegay xilka 23-kii bishan May 2022.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Alle uga baryey La taliyeyaasha in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, waxa uuna kula dardaarmay in ay si hufan oo daacadnimo leh ugu adeegaan dalka.

Xubnahaan la magacaabay ayaa la sheegay inay soo qabteen Xilal sarsare oo Hay’adaha dowladda dhexdooda ah iyo meelo kale oo muhiim ah, waxa ayna khibrad wanaagsan u leeyihiin howlaha loo igmaday.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...