Fashilka Qoor Qoor ku dhacay iyo fariinta Madaxweyne Xasan Sheekh u geeyay

0
Saturday June 04, 2022 - 10:48:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7728
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Fashilka Qoor Qoor ku dhacay iyo fariinta Madaxweyne Xasan Sheekh u geeyay

    Waagacusub.com - Madaxweyne Xasan Sheekh waa og yahay in Qoor Qoor naceen reer Galmudug. wuxuu indhahiisa ku arkay garoonkii boorka badnaa ee lagu soo dhaweeyay. wuxuu og yahay inuu maanta isku yahay Madaweynaha Galmudug, ahna Wasiirka Maaliyadda, ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Madaxweyne Xasan Sheekh waa og yahay in Qoor Qoor naceen reer Galmudug. wuxuu indhahiisa ku arkay garoonkii boorka badnaa ee lagu soo dhaweeyay. wuxuu og yahay inuu maanta isku yahay Madaweynaha Galmudug, ahna Wasiirka Maaliyadda, ahna Wasiirka Amniga , ahna Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka, ahna Wasiirka qorsheynta, ahna Wasiirka Bii'ada, ahna Wasiirka arrimaha gudaha ahna Taliyeyaasha Ciidanka, ahna Agaasimaha guud ee Madaxtooyadda Galmudug.
Qoor Qoor wuxuu diiday in Dekadda Hobyo la dhiso, wuxuu diiday in Maxjarka xoolaha la dhiso, wuxuu diiday in Magaalooyinka Hobyo, Cadaado, Dhuusamareeb iyo Caabudwaaq  loo dhiso golle degaan.
Qoor Qoor wuxuu diiday in argagixisadda Al-Shabaab lala dagaalo. wuxuuna aqbalay inuu ahlusunah Wal Jameeca la dagaalo.
Xalka kaliya waa in Qoor Qoor si fool xun uga tago Galmudug , waana inuu Madaxweyne Xasan Sheekh xushmeeyo rabitaanka shacabka Galmudug iyo Isbaheysiga isbedel doonka.
Waxaa dhamaatay, oo meesha ka baxay Ciidankii Gorgor iyo haramcad ee Qoor Qoor u adeegsan jiray awood ku maquuninta shacabka.
Ciidanka waxaa la siiyay amar ku saabsan Shabaab mooyee ineysan cid kale la dagaalami karin.
Ciidanka Amisom ee ka socda Jabuuti waa ku qasban yihiin iney dhexdhexaad ka noqdaan Loolanka u dhaxeeya Waxgalka Galmudug iyo Qoor Qoor oo xulufadii Farmaajo ka haray.

Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...