[DAAWO] Dahir Alasow oo maqaayadii Mohamed Bashir la wareegay saarayna sawirka Raysulwasaaraha

1
Sunday July 10, 2022 - 08:33:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 15525
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 5 1
  • Share via Social Media

    [DAAWO] Dahir Alasow oo maqaayadii Mohamed Bashir la wareegay saarayna sawirka Raysulwasaaraha

    Waagacusub.com - Dahir Alasow ayaa la wareegay beejka Facebook ee Wariye Mohamed Bashir Hashi kadib markii uu ku aflagaadeeyay Raysulwasaarahii hore Mohamed Hussein Rooble.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Dahir Alasow ayaa la wareegay beejka Facebook ee Wariye Mohamed Bashir Hashi kadib markii uu ku aflagaadeeyay Raysulwasaarahii hore Mohamed Hussein Rooble. Dahir Alasow ayaa beejka saaray Cover-kiisa kore sawirka Raysulwasaare Rooble.
Beelaha Soomaaliyeed ayaa aad u taageera Mohamed Hussein Rooble oo loo bixiyay badbaadiyaha Qaranka Soomaaliyeed kadib markii uu ku guuleeystay inuu Somalia ka hirgeliyo doorasho xor iyo xalaal ah.
Raysulwasare Rooble ayaa guushiisa kadib wuxuu u dhoofay dalka Saudi Arabia si uu u guto acmaashiisa xajka barakeeysan.

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...