Madaxweyne Cagjar oo kormeeraya amniga Somali Galbeed kadib weerarkii Al-Shabaab ?

0
Saturday July 23, 2022 - 05:58:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7109
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Cagjar oo kormeeraya amniga Somali Galbeed kadib weerarkii Al-Shabaab ?

    Waagacusub.com - Madaxweynaha Somali State Mustafe Cagjar ayaa kormeeraya Amniga guud ee degaanadaas kadib markii kooxda Al-Shabaab ay weeraro qorsheeysan ku qaadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Madaxweynaha Somali State Mustafe Cagjar ayaa kormeeraya Amniga guud ee degaanadaas kadib markii kooxda Al-Shabaab ay weeraro qorsheeysan ku qaadeen. Kooxa argagixisadda Al-Shabaab ayaa lagu jibiyay dagaalka Somali Galbeed oo hoos tagta Dowladda Ethiopia.
Maxaabiista laga qabtay Al-Shabaab ayey soo bandhigeen Ciidanka degaanka Somalida iyadoo sidoo kale la helay hub ay rabeen iney gudaha Ethiopia geliyaan si ay uga fuliyaan hoowlgalo qorsheeysan.
 


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...