Liiska Wasiirada cusub ee DANQARAN Iyo qabiil hoosaadyada ay u dhasheen ?

1
Thursday August 04, 2022 - 10:16:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 8870
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 5 0
  • Share via Social Media

    Liiska Wasiirada cusub ee DANQARAN Iyo qabiil hoosaadyada ay u dhasheen ?

    1- Saalax Axmed Jaamac, Ra'iisul Wasaare ku-xigeen - Isaaq. Garxajis, Habaryoonis, Muuse Ismaaciil, Tuurwaa? 2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta, Raxanweyn , Mirifle, Leesaan. 3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1- Saalax Axmed Jaamac, Ra'iisul Wasaare ku-xigeen - Isaaq. Garxajis, Habaryoonis, Muuse Ismaaciil, Tuurwaa? 2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta, Raxanweyn , Mirifle, Leesaan. 3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka, Murusade, Abokar. 4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Habargidir, Sacad, Cabdalle. 5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda, Gadabuursi, Makaahiil, Jabriil Yoonis, Reer Axmed. 6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga, Raxanweyn, Mirifle.

7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Majeerteen

8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Reer Aw Xasan, Reer Aw Mahdi.

9- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga, Baadicadde Gugundhabe.

10 -Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka -  Warsengeli.

11 -Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka - Leelkase

12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta - Dhulbahante, Cali Geri.

13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha . Raxanweyn

14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha - Garre

15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta - Habarjeclo

16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka. Yaxar.

17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Xawaadle, Ibrahim Ciise.

18- Maxamuud Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha, Mareexaan Celi Dheere.

19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka. Raxanweyn, Digil, Dabare.

20 – Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka - Gaaljecel

21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda - Surre Qubeys

22- Daa’uud Aweys Wasiirka Warfaafinta - Jareerweyne.

23 – Biixi Iimaan Cige. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Isaaq, Garxajis,Ciidagale.

24 – Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha - Biyomaal Gaadsan.

25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaraaha - Ajuuraan

26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda - Banaadiri


Loading...
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...