[Topnews:-] Madaxweynaha Kenya oo Wasiirkiisa difaaca u magacaabay Siyaasi Somali caana ?

0
Thursday September 29, 2022 - 04:49:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 14218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Madaxweynaha Kenya oo Wasiirkiisa difaaca u magacaabay Siyaasi Somali caana ?

    Waagacusub.com - Madaxweynaha Wiliam Ruto ayaa Xildhibaan Aadan Barre u magacabaay inuu noqdo Wasiirka Gaashandhigga Kenya. Xildhibaan Aadan Barre oo ka mida siyaasiyiinta Somalida Kenya ragga ugu caansan ayaa aad loo hadal hayay inuu ka mid noqon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Madaxweynaha Wiliam Ruto ayaa Xildhibaan Aadan Barre u magacabaay inuu noqdo Wasiirka Gaashandhigga Kenya. Xildhibaan Aadan Barre oo ka mida siyaasiyiinta Somalida Kenya ragga ugu caansan ayaa aad loo hadal hayay inuu ka mid noqon doono gollaha cusub ee Wasiirada Kenya maadama ay aad isugu dhaw yihiin Madaxweyne Ruto.

Wuxuu hadda u baahan yahay inuu iska casilo xildhibaannimada ka hor inta uusan la wareegin xilka Wasaaraadda difaaca.

Golaha wasiirada Ruto oo ka kooban 22 Wasiir ayaa lagu wadaa in loo gudbiyo Baarlamanka si ay uga doodaan.

William Ruto ayaa sheegay inuu rajeynaya in Golaha Wasiirada cusub ay si deg dega uga howlgalaan fulinta ballanqaadyadii uu sameeyay intiii lagu guda jiray ololahiisii doorashada Madaxweynaha Kenya.

Sikastaba ha ahaatee, Xilka loo magacaabay Aadan Barre Ducale ayaa ka dhigan xilkii ugu sareeyay ee qof Somalia loo magacaabay Kenya.

[email protected]


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...