[Daawo] sidee loo dilay Amiirka Shabaab iyo Wiilka xasan Dahir - Wararka qubanaha Dahir Alasow

0
Monday October 03, 2022 - 22:11:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 21362
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 6 3
  • Share via Social Media

    [Daawo] sidee loo dilay Amiirka Shabaab iyo Wiilka xasan Dahir - Wararka qubanaha Dahir Alasow

    Wararka qubanaha Dahir Alasow 3 October 2022. 1- Ninkii labaad ee ugu awoodda badnaay Al-Shabaab oo la dilay. maxaa isu geeyay wiilka Xasan Dahir Aweys iyo Abdullahi Yare ? 2- Shaqsiyaad muuqaal beena ka faafiyay Xasan Dahir Aweys oo la ooyay geeri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka qubanaha Dahir Alasow 3 October 2022. 1- Ninkii labaad ee ugu awoodda badnaay Al-Shabaab oo la dilay. maxaa isu geeyay wiilka Xasan Dahir Aweys iyo Abdullahi Yare ? 2- Shaqsiyaad muuqaal beena ka faafiyay Xasan Dahir Aweys oo la ooyay geerida Sheekh Saaxiibkiis ahaay ? kadibna ka dhigay inuu dhimashadda wiilkiisa ka ooyay ? 3- Muuqaal lagu faafiyay baraha bulshadda oo laga dhigay Farxaan Qaroole Aabahiis oo Calaacalaya laakiin ma aheyn ? 4- Argagixisadda Al-Shabaab oo ku jira rafashadii ugu dambeeysay ayaa qaraxyo weerara ka geystay Beledweyn laakiin taasi shacabka ma cabsan gelin. 5- Kooxda Somalia ee 17 Jirada Cecafa ayaa ku tuntay dhigooda Ethiopia kadib markii ay uga adkaadeen hal iyo eber.

6- Beesha Abgaal Cismaan oo weli aan qaadin tilaabo Melleteri si ay ula dagaalaan argagixisadda Al-Shabaab.

7- Dhaqtarka uu dhalay Xasan Dahir Aweys xagee lagu dilay ? ma beertiisa mise isagoo la socda hogaamiyaha Al-Shabaab ?

7- 360 Neef oo Geella ayaa Muqdisho lagu diyaarshay Moowlaca Daarul Mustafa si loogu xuso dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH.

9- Muqdisho waxaa ka dhacaya banaanbixii ugu weynaa ee dhalashadda Nabiga NNKH. waxey socod ku mari doonaan Wadooyinka Muqdisho ilaa Daljirka Dahsoon iyagoo farda wata.

10- Maamulka gobolka Banaadir oo la wareegay Guryo laga kireeyay Khawaarijta Al-Shabaab iyo amaradii ugu dambeeyay ee ka soo baxay Gudoomiye Madaale.

11-  Dowladda oo go-aansatay iney la wareegaan Shirkadaha lacagta baadda siiya Khawaarijta Al-Shabaab iyo Sirdoonkii ugu badnaay oo la howlgeliyay.

12- Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere oo dhaawaca ayaa loo raadinayaa dhaqtar daweeyo sida la xaqiijiyay.

13- Dhalinyaradii beelaha Hawiye oo ka yaacay Al-Shabaab kadib markii ay xaqiiqsadeen iney cadaawadu tahay bartilmaameedsi u gaara Waxgalka iyo degaanadda beelweynta Hawiye.

14 b.  - Dhalinyaradii ka cabsan jiray Khawaarijta Al-Shabaab oo bilaabay iney iska soo duubaan muuqaalo ay ku caaynayaan , ugana soo horjeedaan falalkooda ka baxsan diinta islaamka iyo bini-aadamnimada.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...