[SAWIRRO:],Wasiiro dhiiri gelin ugu tagay ]dhallinyaro Soomaaliyeed, Addis Ababa Ganacsi ka furtay
Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Dowladda Fedaraaalka, Xassan Macallin, oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,ayaa maanta booqday Kista Café oo ay dhalinayaro Soomaliyeed, ka furteen Magaalada Addis Ababa.
Booqashada waxaa qeyb ka ahaa wasiir K/xeegnka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee Galmudug xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar. Wasiirka ayaa bogaadiyay hal-abuurka ganacsi ee Kista Café waxa uuna u rajeeyay horumar.
Sidoo kale Wasiirka ayaa uga warbixiyay dhalinyarada dadaalada dowladda hor kacayso ee dagaalka lagula jiro kooxaha argagaxisadda, iyo dib u xureynta deeganada maqan iyo kaalinta dhallinyarada uga aadan halganka socdaa.
[SAWIRRO:],Wasiiro dhiiri gelin ugu tagay ]dhallinyaro Soomaaliyeed, Addis Ababa Ganacsi ka furtay
Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Dowladda Fedaraaalka, Xassan Macallin, oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya,ayaa maanta booqday Kista Café oo ay dhalinayaro Soomaliyeed, ka furteen Magaalada Addis Ababa