[Dowladda Mareykanka] ayaa ku dhawaaqday in ay dishay Hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya

0
Friday January 27, 2023 - 12:13:16 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 7658
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Dowladda Mareykanka] ayaa ku dhawaaqday in ay dishay Hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya

    Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen Buuraleyda gobolka Bari lagu dilay Horjooge Bilaal-al-Sudani oo ahaa hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen Buuraleyda gobolka Bari lagu dilay Horjooge Bilaal-al-Sudani oo ahaa hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.
Maraykanka ayaa sheegay in Al-Sudani ay la dhinten toban kale oo kooxda ka tirsanaa, warka ayaa lagu yiri” Maraykanku waxaa uu doonayey inuu qabto horjooge Bilaal balse maleeshiyaadka la joogay ayaa sameeyay falcelin”.

Halwgalkan ayay dowladda Mareykanku sheegtay in aysan dad shacab ah waxyeelo ka soo gaarin, sidoo kalena ciidankooda aysan waxyeelo ka gaarin iska caabinta Khawaarijta.

Koxda Dacishta Somalia aya ubadan dhulka buuraleyda Gobolka Bari Somalia wana halka ee ka hoolgalanwkoxda 
Hadaba koxdan waa kuwo maafiyo ah anan naxarisan muslim iyo Gaalba uma naxaristan 

Ali adan hashi 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...