[Golaha]Wasiirada Oo Diiday Ansixinta Heshiis Uu Wasiirka Gaashaandhigga Lasoo Galay Imaaraatka Carabta

0
Wednesday February 01, 2023 - 03:26:00 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 5011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Golaha]Wasiirada Oo Diiday Ansixinta Heshiis Uu Wasiirka Gaashaandhigga Lasoo Galay Imaaraatka Carabta

    Waxagacusub.com Iyadoo Golaha Wasiirada XFS ay caawa ansixiyeen sharciga la dagaalanka Argagixisada iyo Sharciga Socdaalka iyo heshiiska Iskaashi Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa dib u celiyay heshiiska Iskaashi Amni oo u dhaxeeya Soomaaliya i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxagacusub.com Iyadoo Golaha Wasiirada XFS ay caawa ansixiyeen sharciga la dagaalanka Argagixisada iyo Sharciga Socdaalka iyo heshiiska Iskaashi Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa dib u celiyay heshiiska Iskaashi Amni oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo dhowaan usoo saxiixay Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur. Qaar ka mid ah Wasiirada ayaa dood ka keenay Heshiiskan, iyagoo soo jeediyay in dib u eegis lagu sameeyo, isla markaana loo baahan yahay in lagu celiyo Wasaaradda Cadaaladda iyo Xafiiska Garyaqaanka Guud, si ay uga soo tala bixiyaan.


Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur ayaa aad ugu ololeynayay in heshiiskan Goluhu ansixiyaan, balse si guud ayay Golaha Wasiirada uga soo horjeesteen.

Waa markii u horreysay Golaha Wasiirada ay diidaan heshiis dal lala galay oo la horjeeno Golaha, tan iyo inta ay jirto Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xamse, iyadoo ay dhif iyo naadir aheyd in dowladdii hore ay Golaha ama Baarlamaanka horkeento heshiisyo ama iskaashi lala soo galay dalal kale.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...