Daawo Xoogaga Xamaas oo israel ka qabsaday Taangiyadii ugu badnaay iyo Xaruntii taliska ugu weyneed - dagaal foolka foola

0
Monday October 16, 2023 - 22:28:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 13580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 2
  • Share via Social Media

    Daawo Xoogaga Xamaas oo israel ka qabsaday Taangiyadii ugu badnaay iyo Xaruntii taliska ugu weyneed - dagaal foolka foola

    Waagacusub.com - Muuqaal ay baahiyeen xoogaga Xamaas ayaa lagu soo bandhigay dagaal ay Taangiyadii ugu badnaay uga qabsadeen Ciidanka Israel kadib markii ay dagaal foolka foola kula galeen taliskii ugu weynaa ee degaanka Gaza.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Muuqaal ay baahiyeen xoogaga Xamaas ayaa lagu soo bandhigay dagaal ay Taangiyadii ugu badnaay uga qabsadeen Ciidanka Israel kadib markii ay dagaal foolka foola kula galeen taliskii ugu weynaa ee degaanka Gaza. Xoogaga Xamaas ayaa toogtay dhamaan askartii ay fooda is dareen kadibna waxey sii wadeen muuqaalo duubis  cadeeynaya Taangiyadii ay qabsadeen, askartii ay dileen iyo iyagoo dhex lugeeynaya Taliskii ugu weynaay Ciidamadda Israel.
Sida muuqata Israel jab xoogan ayaa loogu geystay dagaalka kala dhaxeeya Falastiiniyiinta laakiin waxey duqeymo la beegsadeen goobaha Caafimaadka, Masaajidyada iyo guryaha ay ku nool yihiin dadka rayidka.
Qaramadda Midoobay ayaa ku eedeysay Dowladda Israel iney ku kacday xasuuq baahsan oo ay ku leeysay Caruur iyo haween.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...