
Daawo Mareykanka oo toban kun oo askari geeyay Saudi Arabia si ay ugu duulaan Palestine
Waagacusub.com - Dowladda Mareykanka ayaa Ciidamo dheeriya oo gaaraya toban kun oo askari geeysay dalka Saudi Arabia si ay heegan u gelaan. Ciidanka Mareykanka ayaa la rumeeysan yahay iney ku wajahan yihiin dhulka Falastiin hasse yeeshee waxey dalalka Islaamka aad ula yaaban yihiin sababta ku qasabtay Boqortooyada Saudi Arabia iney aqbalaan .
Xeeldheerayaasha dagaalka waxey saadalinayaan inuu dhici doono dagaalka 3aad ee dunida maadama uu dagaalkii dowladaha awooda badan u soo guuray barigga dhexe.
Nabigeena Muxamad NNKH wuxuu sheegay in Aakhiru sabanka la gaaray haddii lagu dagaalo dhulka loo yaqaan Ardu Shaam, waana la arkay.
Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...
Daawo Mareykanka oo toban kun oo askari geeyay Saudi Arabia si ay ugu duulaan Palestine
Waagacusub.com - Dowladda Mareykanka ayaa Ciidamo dheeriya oo gaaraya toban kun oo askari geeysay dalka Saudi Arabia si ay heegan u gelaan.