[Dhagaweyne ]oo Xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada lawaregen doogano ka…

0
Wednesday December 13, 2023 - 16:37:08 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Dhagaweyne ]oo Xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada lawaregen doogano ka…

    Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo ay ka ceyriyeen Maleyshiyaad Khawaarij ah oo si dhuumaaleysi ah ku soo galay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo ay ka ceyriyeen Maleyshiyaad Khawaarij ah oo si dhuumaaleysi ah ku soo galay.
Taliyaha Guutada Khaalid Binuwaliid Maxamed Dhagaweyne ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidamada Maleyshiyaadka Khawaarijta ka sifeeyeen tuulooyonka Buurmuqle, Labi oow Xasan iyo deegaano kale kuwaas oo ahaa Dhul howd ah oo khawaarijta gabaad ka dhiganaysay.

Mohamed dhagaweyne ayaa ah sargaal aad uyaqano ladagalnak koxda Al-shabaab waxana lagu xasuusta Xasuuqi oo ugestay shabaab Dabayaqadii 2021 Duleedka Dagmada Dhuusamreeb koxda Argagaxisada ah ee Al-shabaab ayaa habenka waxa laga dilay inkabadan 40 dagalami waxana lagaso furtay labo kamida gaawirdi ee kuso weeraren furamaha ciimada 

Ali adan Hashi
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...