[Topnews:-] Sababta Madaxweyne Xasan Sheekh u neceb yahay beesha Sacad Habargidir

0
Thursday February 01, 2024 - 12:28:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4142
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Sababta Madaxweyne Xasan Sheekh u neceb yahay beesha Sacad Habargidir

    Go-aanka beesha Sacad. Gollaha sare ee beesha Sacad waxey hoosta ka xariiqayaan inuu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud kula kacay beesha gacan bidixeyn iyo bartilmaameedsi gaara .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Go-aanka beesha Sacad. Gollaha sare ee beesha Sacad waxey hoosta ka xariiqayaan inuu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud kula kacay beesha gacan bidixeyn iyo bartilmaameedsi gaara .
Gollaha beesha Sacad waxey xaqiiqsadeen inuu Madaxweyne Hassan qabo cuqdad Sacad oo la xiriirta colaadii dhexmartay Jeneral Caydiid iyo Cali Mahdi maadama uu xilligaas gacanyare u ahaay Cali Mahdi Mohamed.
Cadeeymaha ka marqaati kacaya cuqdada uu Madaxweyne Hassan u qabo Sacad waxaa ugu weyn inuu xilalkii uu metelayaasha beesha Sacad ka qaaday u magacaabay shaqsiyaad u dhashay beel ka mida Habargidir kuwaas oo xilligii dagaalkii 4 biloodka ay siyaasiyiintooda si toosa ula safteen Cali Mahdi.
Gollaha beesha Sacad wuxuu farayaa dhamaan qeybaha kala duwan ee beesha iney guud ahaan joojiyaan wada shaqeynta kala dhaxeysa Dowladda Madaxweyne Hassan.
Gollaha Sacad waxey farayaan Saraakiisha joogta jiidaha dagaalka iney Ciidanka beesha ka bixiyaan oo dib ugu laabtaan fariisamahooda.
Gollaha Sacad waxey ku baaqayaan shirweyne degdega si go’aan mideeysan looga qaato ugaarsiga siyaasadeed ee beesha ku biloowday .

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...