Topnews:- Liiska Magacyada iyo qabiilada dadkii ku dhintay weerarkii shirkadaha Electronic-ga.

0
Tuesday February 06, 2024 - 22:52:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4821
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Liiska Magacyada iyo qabiilada dadkii ku dhintay weerarkii shirkadaha Electronic-ga.

    Dhimasho. 1) Cabdilaahi Maxamuud axmed ina hinda Maxamed Ducaale, 21 jir ahaa, ku dhashay laascaanood, deggenaa degmada Hodan 2) Xasan Daahir Guutaale, ina Caasho sheekh Doon, 40 jir ahaa, ku dhashay galgaduud degennaa Yaqshiid 3) C/raxmaan Cab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhimasho. 1) Cabdilaahi Maxamuud axmed ina hinda Maxamed Ducaale, 21 jir ahaa, ku dhashay laascaanood, deggenaa degmada Hodan 2) Xasan Daahir Guutaale, ina Caasho sheekh Doon, 40 jir ahaa, ku dhashay galgaduud degennaa Yaqshiid 3) C/raxmaan Cabdulaahi xuseen, ina faadumo Cabdulaahi, 21 jir ahaa, ku dhashay Xamar, deganaa yaaqshiid 4) C/qaadir Maxamed Gurey, ina dhuubey Maxamed Cali, 31 jir ahaa, ku dhashay qansaxdheere, deganaa Weydoow 5) Nuur Shidane Ayaanle, ina Xamiido Sheekhdon Ciid, 45 jir ahaa, ku dhashay galgaduud degan warta_nabada. 6) Maxamed Ciise Muumin,
Wali waxaa dhiman 6 kale oo aanan helin xogtooda lkn aan soo gudub doono markaa helno.
Dhaawacyadu waa ku dhawaad 50, waxaana xogtooda la hayaa 39 qof  oo kali ah:-
1) Cumar Jimcaale xuseen, ina Aamino Muuse, 70 jir ahaa, ku dhashay sh/dhexe, deganaa H/wadaag,
2) Bashiir Abuukar C/qaadir, ina Nuurto Nuurow,  21 jir ahaa, ku dhashay Bay, deganaa dayniile.
3) Maxamed C/qaadir Cabdi,.ina xabiibo maxamed Cabdullaahi, 21 jir ah,  ku dhashay sh/hoose, dagan weydow.
4) C/raxmaan Axmed Xasan, ina Sacdiyo Jimcaale, 30 jir ah, ku dhashay Galgaduud, degan dayniile.
5) Maxamed Maxamuud Aadan, ina Khadiijo Cali Maxamed, 21 jir ah, ku dhashay Gedo, daganaa dayniile.
6) C/fataax cali maxamed, ina waris cawil muuse, 23 jir ah, ku dhashay Xamar, degan H/wadaag.
7) C/laahi cabdi cali, ina Nadiifo Aadan Caraale, 25 jir ah, ku dhashay xamar, degan dayniile.
 Daa,uud Maxamuud Warsame, ina Madiino xalane Nuur, 50 jir ah, ku dhashay Xamar degan Wardhiigleey
Waxaa kale oo jira 31 Qof oo  iyaguna qaba dhaawacyo dibna aan bulshada kala wadaagi doono marka aan hubsado.
Qasaare weeyn ayaa dhacay dowladdu waa ineey shacabka la hadasho runtana la wadaagto.

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...