[DAAWO] Dhul Free ah, Degmada ugu quruxda badan Galmudug
Waagacusub.com - Haddii aad dooneysid dhul qurux badan oo Free lacag la'aan waxaa lagaa siinayaa degmadda cusub ee Xera Dhagaxley
Xera dhagaxley waa degmo ku taal inta u dhaxeysa Hobyo iyo Wisil.
Xera dhagaxley waxey caan ku ahay Beeraha, qudaarta nuucyadooda kala duvan
Leave a comment
Waagacusub TV
Loading...