Topnews:- Ganacsade ka tegay Mareykanka oo dib u maalgelinaya burcad badeeda Somalia.

0
Wednesday July 24, 2024 - 09:24:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3193
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Ganacsade ka tegay Mareykanka oo dib u maalgelinaya burcad badeeda Somalia.

    Ganacsade lagu magacaabo Dhegacade Xareed Cali Foonge oo u dhashay beesha Saleebaan Habargidir kana tegay dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu dib ugu laabtay maalgelinta shaqadii uu ka tujaaray ee burcad badeednimada Somalia. Ganacsadahaan oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsade lagu magacaabo Dhegacade Xareed Cali Foonge oo u dhashay beesha Saleebaan Habargidir kana tegay dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyay inuu dib ugu laabtay maalgelinta shaqadii uu ka tujaaray ee burcad badeednimada Somalia. Ganacsadahaan oo lacagtii uu ka helay Maraakiibtii Somalia lagu afduubtay ku maalgashtay dalka South Africa ayaa Mareykanka ku galay qaab qaxootinimo ah hasse yeeshee sanado badan kadib ayuu Somalia dib ugu laabtay isagoo tegay Cadaado , Hobyo iyo Xarardheere halkaas oo uu shir kula yeeshay Saraakiisha burcad badeeda Somalia.

"Ninkaan Dhegacade Xareed Cali Faango waxaa dhashay Xaliimo Cadaawe Gaadaa, waxaa u abti ah Gudoomiyahii Burcad Badeeda Somalia Mohamed Abdi Afweyne Hayir, wuxuu ku leeyahay Seathle Washington USA shirkad la yihiin Hared Trading Ltd, wuxuu maalgelinaya burcad badeeda Somalia” ayuu yiri Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Galmudug State.

"Shaqadiisii Mareykanka wuxuu uga tegay nin la dhashay oo la yiraa Hassan Hared Ali Foonge oo sanadkii 2017 ku galay tahriib dalka Mareykanka” ayuu yiri Abtigiis Bashiir Cadaawe Gaadaa oo laga celiyay dalka Mareykanka kadib markii uu waayay qof ka bixisa lacagta loo yaqaan beelka ee qofka laga dhigo.

"Maalgelinta uu burcad badeeda Somalia siiyay Dhegacade Xareed Cali waxey halis ku tahay amniga guud ee badweynta” Waxaa sidaas yiri Xildhibaan uu Muqdisho kula kulmay oo beeshiisa Saleebaan u dhashay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...