DEG DEG:-Mid Ka Mid Ah Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland Oo La Dilay

0
Sunday September 17, 2017 - 20:31:57 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG:-Mid Ka Mid Ah Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland Oo La Dilay

    DEG DEG:-Mid Ka Mid Ah Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland Oo La Dilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:-Mid Ka Mid Ah Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Puntland Oo La Dilay

Waxaa gelinkii dambe ee Maanta duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug laga helay Meydka masuulka ka tirsan Wasaarada Maaliyada  Puntland ee gobolka Mudug.

Liibaan Xassan Cabdule oo horay uga tirsanaan jiray shaqaalaha wasaarada Maaliyada ee gobolka MudugKooxo hubaysan ayaa marxuumka kala baxay magaalada Gaalkacyo iyagoo kadib ku dilay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug 

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco waagacusub.com


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...