[Topnews:-] Maxaad ka taqaan Xildhibaankii ugu horeeyay iyo Duqii Markacadeey laga soo doortay Xaaji Faarax Cali Cumar iyo Ahmed Gure Mamuun ?

0
Monday February 26, 2018 - 03:03:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Maxaad ka taqaan Xildhibaankii ugu horeeyay iyo Duqii Markacadeey laga soo doortay Xaaji Faarax Cali Cumar iyo Ahmed Gure Mamuun ?

    Waagacusub.com - Qormadda todobaadka waxaan ku soo qaadaneynaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee laga soo doortay Magaaladda Markacadeey ee gobolka Shabeeladda hoose iyo duqii ugu horeeyay ee loo doortay inuu noqdo Maayorka Markacadeey oo labadaba u dha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Qormadda todobaadka waxaan ku soo qaadaneynaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee laga soo doortay Magaaladda Markacadeey ee gobolka Shabeeladda hoose iyo duqii ugu horeeyay ee loo doortay inuu noqdo Maayorka Markacadeey oo labadaba u dhashay beesha Habargidir.

Ujeedka ugu weyn waxeey tahay inaan idin barno halgankii gobanimadoonka kaalinta ay laheyd beesha Habargidir iyo shaqsiyaadkii uga qeybgalay.

Sida la wada og yahay Duqii ugu horeeyay ee Markacadeey wuxuu ahaay Ahmed Guure Mamuun oo u dhashay beesha Habargidir. sidoo kalena Xildhibaankii ugu horeeyay ee si xora looga soo doortay Markacadeey wuxuu ahaay Xaaji Faarax Cali Cumar oo u dhashay beesha Habargidir.

Xaaji Faarax Cali muxuu xilal ka soo qabtay Dowladdii rayidka aheyd ? si degan u akhri .


Loading...

Xaaji Faarax Cali Cumar wuxuu noqday wasiirkii Dhaqaalaha Somalia 1960-1967 


Wasiirkii Arimaha Bulshada Ee Daakhliga 1956-1960 Governo Somalo(GS) ama Italian Somaliland


Xildhibaan (deputato) Degmada Marka Shabeelaha Hoose 1954-1969


Wasiirkii Arimaha dibada ugu dameeyay rayidka 1969


Haddii Xaaji Faarax Cali Cumar oo ku dhashay Markacadeey noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee laga soo doortay Magaaladaas, haddii seddexdii Xildhibaan ee ka dambeeyay dhamaantood wada ahaayeen kuwa u dhashay beesha Habargidir , dadka hadda sheegta Magaaladdaas iney ku badan yihiin maxeey Xildhibaano  u yeelan waayeen, maxeey u noqon waayeen duqa Magaaladda Muqdisho ?

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...