[Wardegdega] Diyaaradaha dagaalka Qatar oo halis geliyay diyaarad rakaab Emirates leedahay

0
Sunday April 22, 2018 - 15:21:12 in Wararka by
  • Visits: 3240
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdega] Diyaaradaha dagaalka Qatar oo halis geliyay diyaarad rakaab Emirates leedahay

    Waagacusub.com- Warka ayaa lagu sheegay in shilkan ka dhacay hawada ay maamusho dalka Baxreyn, sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay wakaalada wararka AUE oo intaas raaciyey in si aad u dhow ay diyaarad dagaal ugu soo dhowaatay diyaaradda Rakaabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Warka ayaa lagu sheegay in shilkan ka dhacay hawada ay maamusho dalka Baxreyn, sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay wakaalada wararka AUE oo intaas raaciyey in si aad u dhow ay diyaarad dagaal ugu soo dhowaatay diyaaradda Rakaabka Imaaraadka oo ay saarnaayeen 85 qof oo rakaab ah, haliska ay gelisay.

Hay’adda Duulista Imaaraadka ayaa arrintan ku tilmaantay in tallaabada Qatar ay qaaday halis ku tahay amniga iyo marista hawada isla markaana ay dacwad u gudbin doonto Hay’adda Caalamiga ah ee arrintan qaabilsan.

Imaaraadka ayaa hore looga gudbiyey dacwad ku saabsan inay ku xadgudubtay hawada dalka Qatar, waxayna markaas kadib bilowday inay sameyso kiisas jawaab u ah dacwadda Qatar.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...