[Wardegdega] Raiisul Wasaare Kheyre oo soo Magacaabay Wasiiro Cusub ?

0
Thursday May 24, 2018 - 01:46:36 in Wararka by Dahir Alasow
  • Visits: 3789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdega] Raiisul Wasaare Kheyre oo soo Magacaabay Wasiiro Cusub ?

    [Wardegdega] Raiisul Wasaare Kheyre oo soo Magacaabay Wasiiro Cusub ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Wardegdega] Raiisul Wasaare Kheyre oo soo Magacaabay Wasiiro Cusub ?

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Somaliya ayaa goordhow soo magacaabay Wasiiradii ka banaanaa Xukuumadiisa.

Xasan Cali Kheyre ayaa soo Magacaabay 6 Wasiir, 2 Wasiiru Dowle iyo 5 Wasiir Kuxigeen, Waxaana kujirin xubnahan la soo Magacaabay Wax dumar ah, Safiirkii Somaliya ee dalka Sucuudiga Daahir Maxamuud Geelle ayaa loo magacaabay Wasiirka Warfaafinta oo uu hore usoo qabtay.


Xubnaha laga eryay Xafiiska waxaa kujira Injineer Saadaq C/llaahi Cabdi Wasiirkii Howlaha Guud ee Somaliya iyadoo xilkaas uu ku wareegay Bishii Augosto maadaama uu ka geeriyooday Wasiirkii ka horeeyay Cabaas Siraaje oo irida Madaxtooyada lagu toogtay.

Xilalka Wasiirada

1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta

2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga

3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta

4- C/casiis C/llaahi Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta

Wasiiru dowlayaasha

1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga

Wasiir kuxigeenada

1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha arrimaha

2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta

3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka

5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka


Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...