[Dhageyso: WARAYSI ]Ciidanka Farmaajo oo dilay Mid kamid ah Wariyaasha Muqdisho!

0
Friday July 27, 2018 - 09:04:27 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 1874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Dhageyso: WARAYSI ]Ciidanka Farmaajo oo dilay Mid kamid ah Wariyaasha Muqdisho!

    Waagacusub.com-Waxaa gelinkii dambe ee shalay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir lagu dilay Wariye ka tirsanaa Tv-ga SBS ,iyadoo uu dilka geystay askari ka tirsan Ciidanka dowladda Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Waxaa gelinkii dambe ee shalay Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir lagu dilay Wariye ka tirsanaa Tv-ga SBS ,iyadoo uu dilka geystay askari ka tirsan Ciidanka dowladda Farmaajo.


Wariyaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cabdirisaaq Qaasim iimaan waxaana uu ka howlgali jiray TV-ga SBS TV oo ku yaalla Magaalada Muqdisho, isagoona ka ahaa kaamira maan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Waraysi Xog badan Baxshay



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...