[Wardegdega] Madaxweyne Farmaajo oo Fahad Yasin xil u magacaabay halka uu taliyeyaal iyo Agaasimeyaal magacaabay

0
Thursday August 16, 2018 - 08:53:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 10929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 1
  • Share via Social Media

    [Wardegdega] Madaxweyne Farmaajo oo Fahad Yasin xil u magacaabay halka uu taliyeyaal iyo Agaasimeyaal magacaabay

    Waagacusub.com - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan;
  1. Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. qabiilkeeda HABARGIDIR HAWIYE.
  2. S/Gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. QABIILKIISA SHEEKHAAL HAWIYE.
  3. G/Dhexe Odawaa Yuusuf Raage oo loo dallacsiiyay S/Guuto ayaa isla markaasna loo magacaabay Abbaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. QABIILKIISA ABGAAL HAWIYE,
  4. S/Guuto Cabdalla Maxamed Cabdalla waxaa laga qaaday xilkii K/Xigeennimada Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. QABIILKIISA DIR.
  5. G/Sare Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) waxaa laga qaaday xilkii K/Xigeennimada Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. QABIILKIISA RAXANWEYN.
  6. Laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 15/08/2018 waxa uu Madaxweynahu u magacaabay Fahad Yaasiin inuu noqdo Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.QABIILKIISA REER AW XASAN SHEEKHAAL.
  7. S/Guuto Siciid Axmed Kadiye ayaa loo magacaabay Taliye K/Xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.qabiilkiisa Habargidir, Hawiye.
  8. G/Sare Zakia Xuseen Axmed oo loo dallacsiiyay S/Guuto ayaa loo magacaabay Taliye K/Xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. QABIILKEEDA ?
  9. G/Sare Xasan Nuur Col-ujoog ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidamada Badda. QABIILKIISA ?

Madaxweyne Farmaajo ayaa faray dhammaan masuuliyiinta la magacaabay in ay si hufan uga soo dhalaalaan shaqooyinka loo igmaday.

Waxaa xilalkii laga qaaday labadii Taliye ee beesha Habargidir u dhalatay kuwaas oo kala ah Jeneral Cabdiweli Gorod Taliyahii Ciidanka xooga dalka Somalia iyo Jeneral Saciid Axmed Kediye, taliyahii dimbi baarista Somalia ee C.I.D.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...