War dag dag ah Qarax ismiidamin ah oo lala beeksaday Xarunta

0
Monday September 10, 2018 - 11:15:41 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1787
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War dag dag ah Qarax ismiidamin ah oo lala beeksaday Xarunta

    War dag dag ah Qarax ismiidamin ah oo hadda ka dhacay Moqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War dag dag ah Qarax ismiidamin ah oo hadda ka dhacay Moqdisho

Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.


 Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo badan oo kamid ah Magaaladda.


Loading...

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,ayaa lagu weeraray Xarunta Degmadda Hodan.


Maalmihii lasoo dhaafay waxaa sii xumaanayay Amniga Magalada Moqdisho dhimashada ilaa hadda waa in ka badan lix ruux dhaawacana wuxuu sii cagacagenaya Tobanan wixii warar ah ee kusoo kordho kala soco Waagacusub Media 


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...