War dag dah ah Dil goor dhaw ka dhacay Moqdisho iyo

0
Tuesday September 11, 2018 - 12:57:38 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War dag dah ah Dil goor dhaw ka dhacay Moqdisho iyo

    War dag dah ah Dil goor dhaw ka dhacay Moqdisho iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War dag dah ah Dil goor dhaw ka dhacay Moqdisho iyo

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd Nin Odey ahaa waxa ay ku dileen Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.


 Dilkaan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Masaajidka Shiikh Cali Suufi iyo Suuqa Qudaarta qeybta Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir.


Loading...

Sida uu inoo xaqiijiyay qof goobta ku sugnaa xiliga uu dilka dhacayay, kooxo hubeysnaa oo saarnaa gaari ayaa fuliyay dilka,waxayna durbadiiba ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.


Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninka odeyga ahaa ee la dilay uu ka tirsana ergooyinkii soo doortay xildhibaanadda Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.


Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe marti galisay dilal farabadan oo loo geystay dadka shacab iyo kuwa la shaqeeya Hay’adaha kala duwan  Dowladda Somalia


Wixii warar ah ee kusoo kordho kala soco Warbaahinta Waagacusub Media 


Ali Aadan Hashi


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...