Magacaabidda Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha iyo qorshaha dahsoon ee ka danbeeysa (Warbixin, Cadeymo/Sawiro)

0
Tuesday October 16, 2018 - 15:11:12 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Magacaabidda Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha iyo qorshaha dahsoon ee ka danbeeysa (Warbixin, Cadeymo/Sawiro)

    Magacaabidda Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha iyo qorshaha dahsoon ee ka danbeeysa (Warbixin, Cadeymo/Sawiro)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacaabidda Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha iyo qorshaha dahsoon ee ka danbeeysa (Warbixin, Cadeymo/Sawiro)

Waagacusub.com Iyadoo RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid uu dhawaan heshiis kalluumeysi la saxiixday shirkad kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu magacaabo (Sealicious Foods Co. Ltd) aya waxa Waagacusub Media ay xog ku heshay in magacaabidda safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha ay ka danbeysay heshiis ay wada galeen RW Xasan Cali Kheyre iyo RW hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

RW Cumar Cabdirshid RW Xasan Cali Kheyre iyo RW Cumar Cabdirashid aya ah laba shaqsi oo aad isugu dhaw, waxaaana RW Xasan Cali Kheyre uu ahaa shaqsigii ku qanciyay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamud in uu mar labaad u magacaabo RW Cumar Cabdirashid. Magaacibsii RW Xassan Kheyre ka dib ayaa waxaa labad dhinac soo kala dhux galay khillaf.
Loading...

Iyadoo RW hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid uu dhawaan heshiis kalluumeysi la saxiixday shirkad kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu magacaabo (Sealicious Foods Co. Ltd) aya waxa MOL ay xog ku heshay in magacaabidda safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha ay ka danbeysay heshiis ay wada galeen RW Xasan Cali Kheyre iyo RW hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

RW Cumar Cabdirshid RW Xasan Cali Kheyre iyo RW Cumar Cabdirashid aya ah laba shaqsi oo aad isugu dhaw, waxaaana RW Xasan Cali Kheyre uu ahaa shaqsigii ku qanciyay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamud in uu mar labaad u magacaabo RW Cumar Cabdirashid. Magaacibsii RW Xassan Kheyre ka dib ayaa waxaa labad dhinac soo kala dhux galay khillaf.

Horaantii sanadkan ayaa ay ahayd markii MW Sharif Xassan uu isku keenay RW hore Cumar Cabdirashid  iyo RW Xassan Cali Kheyre, kulankaas oo ka dhacay magalaada Neyroobi ayaa labada dhinac  lagu heshiisiiyay.  Heshiiska labada dhinac  ayaa waxaa ka mid ah ahaa in RW Kheyre fududeeyo danaha ganacsi ee RW Cumar Cabdirashiid dalka ka leeyahay.

RW Kheyre, RW Cumar Cabdirashiid aya ku heshiiyay in ay si wadajir ah uga shaqeystaan iibinta ruqsadda kalluumeysiga iyadoo dhammaan shirkadaha ka kalluumeysta xeebaha Soomaaliya aay soo mari doonaan shirkadda uu leeyahay RW Cumar Cabdirashiid, waxaana magaalada Bakiin ee dalka Shiinaha gudaha Safaaradda Soomaaliya laga furay xafiis qaabilsan bixinta ruqsadaha kalluumeysiga waxaana halkaa wakiil ugu ah RW Cumar safiirka cusub Cawaale Cali Kullane oo ay habro wadaag yihiin RW Cumar Cabdirashiid.

Waxaa gebi ahaanba halkaa lagu baal maray wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda oo noqotay wasaarad howl gab ah.

Halkaan ka aqriso shahaadda diiwaan gelinta shirkadda

 

 sanadkan ayaa ay ahayd markii MW Sharif Xassan uu isku keenay RW hore Cumar Cabdirashid  iyo RW Xassan Cali Kheyre, kulankaas oo ka dhacay magalaada Neyroobi ayaa labada dhinac  lagu heshiisiiyay.  Heshiiska labada dhinac  ayaa waxaa ka mid ah ahaa in RW Kheyre fududeeyo danaha ganacsi ee RW Cumar Cabdirashiid dalka ka leeyahay.

RW Kheyre, RW Cumar Cabdirashiid aya ku heshiiyay in ay si wadajir ah uga shaqeystaan iibinta ruqsadda kalluumeysiga iyadoo dhammaan shirkadaha ka kalluumeysta xeebaha Soomaaliya aay soo mari doonaan shirkadda uu leeyahay RW Cumar Cabdirashiid, waxaana magaalada Bakiin ee dalka Shiinaha gudaha Safaaradda Soomaaliya laga furay xafiis qaabilsan bixinta ruqsadaha kalluumeysiga waxaana halkaa wakiil ugu ah RW Cumar safiirka cusub Cawaale Cali Kullane oo ay habro wadaag yihiin RW Cumar Cabdirashiid.

Waxaa gebi ahaanba halkaa lagu baal maray wasaaradda kalluumeysiga iyo kheyraadka badda oo noqotay wasaarad howl gab ah.

Halkaan ka aqriso shahaadda diiwaan gelinta shirkadda

 

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...