[DEG DEG]:-Ganacsade Goordhow Lagu Dilay Muqdisho

0
Monday October 22, 2018 - 14:06:34 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG]:-Ganacsade Goordhow Lagu Dilay Muqdisho

    Waagacusub.com Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa goordhow Suuqa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen mid kamid ah Ganacsatada Suuqaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa goordhow Suuqa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen mid kamid ah Ganacsatada Suuqaasi.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Waagacusub u sheegay in ganacsadaha lagu dhex dilay Carwo uu ku lahaa Suuqa Xamarweyne,isla markaana halkaasi uu ku ganacsanayay.

Sidoo kale waxaa la sheegay in ruuxa dalka loo geystay uu ahaa wiil dhalinyaro,waxaana goobta uu dilka ka dhacay durbo ka baxsaday ragii ka dambeeyay dilka.

Sidoo kale goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada kuwa Booliska Soomaaliya,kuwaasi goobta ka sameeyay baaritaano ku aadan falkan.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca dilal qorsheysan oo loo geysto askarta ka tirsan Ciidamada dowlada iyo dadka shacabka ah.


Loading...



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...