[John Cena ]& Daniel Bryan Oo Dilkii Jamaal Khashoggi Darteed U Joojiyey Musaaraco Lagu Qaban Lahaa Sacuudiga

0
Monday October 29, 2018 - 20:04:35 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [John Cena ]& Daniel Bryan Oo Dilkii Jamaal Khashoggi Darteed U Joojiyey Musaaraco Lagu Qaban Lahaa Sacuudiga

    Waagacusub.com- Majallada Newsweek ayaa qortay in Xiddigaha Xiriirka Maraykanka ee Musaaracada WWE ee John Cena iyo Daniel Bryan inay qaadaceen socdaal ay ku tegi lahaayeen Sacuudiga bartamaha bisha soo socota si ay Tartan Musaaraco ah ugu dhigaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Majallada Newsweek ayaa qortay in Xiddigaha Xiriirka Maraykanka ee Musaaracada WWE ee John Cena iyo Daniel Bryan inay qaadaceen socdaal ay ku tegi lahaayeen Sacuudiga bartamaha bisha soo socota si ay Tartan Musaaraco ah ugu dhigaan. Newsweek waxay kaloo qortay inay Xiddigahaasi sheegeen inay qaateen go'aankaasi sababo la xiriira dilkii Jamaal Khashoggi. Xiddigahaas waxay safarka ay ku tegi lahaayeen Sacuudiga ka heli lahaayeen kharaj dhan 20 ilaa 50 million oo Dollar!
Dowlada Saudi Arabia dilkii Jamal wexee ku noqotay Bar Madow aanan marna ka tirmeen dhwaan waxaa Baaqday Shir Caalami ah oo looga hadlayay Maalgashiga Saudi Arabia balse Shirkadihii Maal gashan lahaa qaar wexeeba diideen inee kasoo qeeb galaan Sharka 

Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...