[Germalka]: Kalkaaliya Dilay 99 Qof oo Bukaan ah isagoo ku duray Cirbada Wadnaha istaajisa.

0
Wednesday October 31, 2018 - 00:32:36 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Germalka]: Kalkaaliya Dilay 99 Qof oo Bukaan ah isagoo ku duray Cirbada Wadnaha istaajisa.

    Waagacusub.com- Dalka Germalka Waxaa ka dhacday Dhacdadii ugu xooganeyn taasi oo lagu tilmaamay Xasuuqii labaad ee ka dhaca dalkaasi tan iyo dagaalkii labaad ee Aduunka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Dalka Germalka Waxaa ka dhacday Dhacdadii ugu xooganeyn taasi oo lagu tilmaamay Xasuuqii labaad ee ka dhaca dalkaasi tan iyo dagaalkii labaad ee Aduunka.

Kalkaaliya ka hoolgala Dalkaasi ayaa lagu soo eedeeyay dilka 99 qof oo bukaan ah kuwaasi oo cafimaad u yimid labo isbitaal uu ninkaasi ka shaqeenayay.

Ninka ayaa dadka ku duri jiray Cirbada Wadnaha istaajisa taasi oo keenta in qofka uu u dhinto cirbada lagu dhuftay.

41 sano jirkaasi ayaa horay loogu eedeeyay in uu dilay 5 qof kadib 

gacanta lagu hayo 300 ruux.

ninkaasi qudhiisa ayaa sharaxay sida ay ugu suura gashay dilka dadkaasi iyo xiliga uu sameen jiray falkaasi oo shaqaalaha kale la joojin.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...