[DAAWO FADEEXADA KU DHACDAY:-] Gabadh sheegatay Gudoomiyaha Ururka Haweenka oo indha adeegada doorasho Been ah Muqdisho ku qabatay!!

0
Friday November 02, 2018 - 15:39:14 in Wararka by
  • Visits: 8409
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 1
  • Share via Social Media

    [DAAWO FADEEXADA KU DHACDAY:-] Gabadh sheegatay Gudoomiyaha Ururka Haweenka oo indha adeegada doorasho Been ah Muqdisho ku qabatay!!

    Waagacusub.com-Fadeexad iyo ceeb ayaa hareeysay Gabadh sheegatay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, Kadib markii aay haween aan matalin ururka lacago maalin jog ah u qeybisay kadibna doorasho beena sidaas ku qabsatay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Fadeexad iyo ceeb ayaa hareeysay Gabadh sheegatay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, Kadib markii aay haween aan matalin ururka lacago maalin jog ah u qeybisay kadibna doorasho beena sidaas ku qabsatay.


"Gudoomiye Ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa beeniyay in wax doorasho ah oo ku saabsan Hoggaanka Ururkaasi, aay ka dhacday Magaalada Muqdisho, ayaga oo tilmaamay in aay tahay been abuur iyo fowdo.

Ururka Haweenka Qaranka ayaa ugu digay Ayaan Cabdullahi Afrax oo sheegatay in aay tahay Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka, in aay ka waantowdo sheegashada xil aan loo dooran oo ka dhaxeeya dhamaan Haweenka Soomaaliyeed loona baahan yahay hadii doorasho dhacayso in aay ka soo qeyb galaan.

Ilo wareedyo Muhiima ayaa Warbaahinta Waagacusub Media u xaqeejiyay in Ayaan Cabdullahi Axmed Afrax oo la dajiyay Hotel Jasiira Magaalada Muqdisho dhaqaalaha ku baxaayo damaadad qaaday Marwada Madaxweynaha Dalka Saynab Macalin oo aay isku dhacsan yahiin Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuullo Sheekh Axmed Gaballe.


Loading...

Halkaan Hoose ka Daawo fadeexad ka dhacday doorashadii been abuurka aheyd,


Halkaan Hoose ka Daawo Ururka Haweenka Qaranka oo beeniyay in aay doorasho dhacday


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...