[War Deg Deg]:- Toogasho Ka Dhacday Suuqa Bakaaraha

0
Saturday November 03, 2018 - 15:43:41 in Wararka by
  • Visits: 3337
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg]:- Toogasho Ka Dhacday Suuqa Bakaaraha

    Waagacusub.com- Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd toogasho ka geystay gudaha suuqa bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd toogasho ka geystay gudaha suuqa bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho.

Dilkaan ayaa ka dhacay meel ku dhow Shirkadda Xawaaladda Tawakal ee wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal ragg ku hubeysnaa bastooladdo ayaa fuliyay dilka ninka xiligii salaadii casir kadib.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninka la dilay uu kamid ahaa madaxda shirkadda isgaarsiinta HORMUUD, balse lama helin magaciisa.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...