[Mukhtaar Rooboow]: Oo Noqday Musharixii Ugu Horeeyay Ee Qaata Shahaadada Musharaxnimo

0
Monday November 05, 2018 - 12:59:02 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1386
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Mukhtaar Rooboow]: Oo Noqday Musharixii Ugu Horeeyay Ee Qaata Shahaadada Musharaxnimo

    Waagacusub.com- Guddiga doorashada ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Maanta bilaabay diiwaangelinta musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulkaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Guddiga doorashada ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Maanta bilaabay diiwaangelinta musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulkaas.

Maanta ayaa waxaa musharixii ugu horeeyay ee qaata Shahaadada musharaxnimo waxa noqday Muqtaar Roobow Cali Abuu(Mansuur) oo mar soo noqday hogaamiyaha labaad ee Al-Shabaab,wallow markii dambe uu sheegay in uu ka baxay.

Sidoo kale waxaa Baydhabo ka socotay diiwaangelinta musharixiinta 10ka ku dhow ee u sharaxan xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la filayo in 17 bishan ay ka dhacdo Magalada Baydhabo.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...