[Daawo] Oromada oo dishay gabadh Ajuuraana - beesha Gurre oo Oromada la safatay , Karinle iyo Garre oo Somali dhaba noqday ?

0
Thursday November 15, 2018 - 04:04:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] Oromada oo dishay gabadh Ajuuraana - beesha Gurre oo Oromada la safatay , Karinle iyo Garre oo Somali dhaba noqday ?

    Waagacusub.com - Beelaha Ajuuraan, Garre iyo Karinle ayaa dagaal culus la galay Maleeshiyadda Oromada oo weerar ku qaaday degaanadda Mooyaale iyo Qarsaadhula laakiin nasiibdaro beesha Gurre ayaa la safatay Oromadda dooneysa iney boobto dhulka Soomaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Beelaha Ajuuraan, Garre iyo Karinle ayaa dagaal culus la galay Maleeshiyadda Oromada oo weerar ku qaaday degaanadda Mooyaale iyo Qarsaadhula laakiin nasiibdaro beesha Gurre ayaa la safatay Oromadda dooneysa iney boobto dhulka Soomaaliyeed.
Beesha Ajuuraan ayaa magaalada Qarsaadhula, ka difaacday Oromo soo weerartay, waxay Oromada dishay hal Gabar, halka Ajuuraan degan magaaladaas ee Gobolka Liibaan ay dileen shan qof oo oromo ah, Dagaal  adag kadib . halka beesha Gurre ee uu ka dhashay Wasiir Ahmed Shide ay taageero siinayaan Oromadda.
 Qarsaadhuule,waxaa heysta beesha deganaynd ee Ajuuraan, halka Mooyaale ay heysato beesha deganeyd ee Garre,
Sikastaba ha ahaatee, Oromadu weli waxeey wadaa dagaalo ay ku beegsaneyso Somalida si ay dhulkooda uga boobto.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...