[Mukhtaar Roobow] Oo Ugu Dambeyn Laga Soo Dejiyey Magaalada Muqdisho

0
Thursday December 13, 2018 - 16:35:04 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Mukhtaar Roobow] Oo Ugu Dambeyn Laga Soo Dejiyey Magaalada Muqdisho

    Waagacusub.com-Wararka hadda naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay soo cago dhigatey diyaarad gaar ah oo sidda Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Wararka hadda naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay soo cago dhigatey diyaarad gaar ah oo sidda Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Diyaaraddan ayaa kasoo kacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyadoo Roobow ay duhuradii maanta xireen ciidamo Itoobiyaan ah.

Ilo wareedyo ku sugan Garoonka Aadan cadde ayaa inoo xaqiijiyey in diyaaraddaasi uu lagu wado Mukhtaar Roobow.

Dhanka kale, Baydhabo waxaa ka taagan xiisaddii ka dhalatay qabashada Mukhtaar Roobow, iyadoo xiisad dagaal ay magaaladaasi ka taagan tahay.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...