[Sawiro] kooxda Daacish oo dagaal ay Al-Shabaab ku qaadeen uga qabsaday hub farabadan

0
Wednesday December 19, 2018 - 10:37:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Sawiro] kooxda Daacish oo dagaal ay Al-Shabaab ku qaadeen uga qabsaday hub farabadan

    Waagacusub.com - Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay baahisay muuqaalka iyo sawiro muujinaya dagaal ay Al Shabaab kula galeen duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay baahisay muuqaalka iyo sawiro muujinaya dagaal ay Al Shabaab kula galeen duleedka degmada Qandala ee gobolka Bari.

Daacish ayaa horaantii Todobaadkaan shaacisay in Dagaal ay la galeen Al Shabaab ay ku dileen 14 kamid ah askarta Al Shabaab, waxaana dagaalka uu ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Bari.


Loading...

Ma jirin wax war ah oo kasoo baxay dhanka Al Shabaab oo ay kaga hadlayeen hadalka kooxda Daacish ee ah inay dagaal Al Shabaab kaga dileen dagaalyahano gaaraya 14 askari.


Labada Urur ayaa ku kala aragti duwan dhanka maamulka iyo aragtida, waxaana ay dhowr jeer oo hore ku dagaallameen meelo ka mid ah Gobollada Jubooyinka.

Ururka Daacish ayaa bil ka hor sheegay in uu dagaal aargudasho ah ku qaadayo Al-shabaab, haddii aysan joojin dilalka ay Al-shabaab u geysato xubnaha ka tirsan Daacish.


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...