[Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda] -Taliyeyaasha Ciidanka iyo Gudoomiyaha cusub ee Banaadir

0
Sunday January 20, 2019 - 23:51:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda] -Taliyeyaasha Ciidanka iyo Gudoomiyaha cusub ee Banaadir

    Waagacusub.com - Isku-shandheyn Golahu Wasiirada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Isku-shandheyn Golahu Wasiirada.

Ra' Wasaare Ku-xigeenka

Xil. Maxamed Cabdi Xayir maareeye 


Loading...

1. Wasiirka Gaashaandhiga 

Xil. Xuseen Carab Ciise


1. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka 

Xil. Cabdi wahab Ugaas Khalif 


3. Wasiirka Haweenka 

Xil. Fowziya Maxamed Sheekh 


4. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta 

Xil. Khalif Cabdi Cumar


5. Wasiirka Arrimaha Gudaha

C/samed Macalin Maxamuud


6. Wasiirka Amniga 

Cabdi Jiibow Calasow 


7. Wasiirka Cadaalada 

Xuseen Cusmaan Xuseen


8. Wasiirka Tamarta Macdanta iyo Biyaha

Xil. Daahir Amiin Jeesow


10. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka 

Xil. Zakariye Xaaji Maxamuud


11. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

Prof. Xuseen Warsame 


Wasiiru Dowlayaal



1. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada 

Bishaar Ugaas Ibraahim 


2. Wasiiru Dowlaha kaluumeysiga 

Xil. Cabdikarim dhalac 


3. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dastuurka 

Dr. Maxamed Beekoos


4. Wasiiru Dowlaha Xukuumadda & xiriir ka Baarlamanka

C/qaadir Maxamed Nuur [Jaamaca] 


5. Wasiiru Dowlaha Arrimaha bini'addamnimadda

Prof. C/laahi sheekh Cali Qaloocow 


6. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha 

Cabdi-Saciid Muuse 


Wasiirka Ku-xigeeno


1. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaarada Diinta 

Xil. Xasan jimaale


2. Wasiirka ku-xigeenka Arrimaha Dibadda 

Xil. CabdiRashid xidig 


3. Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka

Xil. Yusuf Xayle


4. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xil. Xuseen Qaasin Yuusuf iidow


5. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda howlaha Guud Xil. Cabdi saabir Shuuriye


6. Wasiirka Ku-xigeenka Ganacsiga 

Xil. Cabduqaadir Carabow Ibraahim


7. Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta & hanuuninta 

Dr. Liibaan Aadan Obsiye 


Taliyaha Ciidanka Xooggan Dalka 

Jeneral Maxamed Cali Catoosh


Taliyaha Ciidanka Sirdoonka

Jeneral Khalif Axmed Ereg 


Guddoomiyaha Gobalka

Banaadir ahna Duqa Muqdisho Amb. Maxamed Cali Nuur

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...