[Damaca ] Madaxda Ethiopia & Doqon nimada Madaxda Somalia [Aqriso ]

3
Sunday February 10, 2019 - 23:22:42 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Damaca ] Madaxda Ethiopia & Doqon nimada Madaxda Somalia [Aqriso ]

    Waagacusub.com- Madaxda Ethiopia soo marta mar walbo wexee ka midesan yihiin hal hadaf kaso ah in mar un Ethiopia wax ku yeelato Xeebta dhirirka badan ee Somalidu leedahay Boqor Mililiq wuxuu yiri Macquul ma tahay anagoo ah 80 Milyan aanan heesan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Madaxda Ethiopia soo marta mar walbo wexee ka midesan yihiin hal hadaf kaso ah in mar un Ethiopia wax ku yeelato Xeebta dhirirka badan ee Somalidu leedahay Boqor Mililiq wuxuu yiri Macquul ma tahay anagoo ah 80 Milyan aanan heesan wax bada marka laga reebo Eritrea oo marka Gacanta ugu jirtay Talyaniga dhinaca kale Somalidu ay heesato xeebaha ugu dheer Africa ayagoo ah qoomiyad aad u tiro yar

Xayle Salase wuxuu yiri ma jirto Qoomiyad la yiraa Somali dhulkana anaga iska leh 


Mangeste xayle Maryan wuxuu yiri mar un Somalia waan qabsan doona hadheerato ama hadhawato qof kasta oo Ethiopian ah wey ku fikiresa in mar un Somalia lala wareego 


Loading...

Malez Zanawi wuxuu yiri Damacegii Qabsashada Somalia wuu iga Fashilmay lkn mar kale igama fashilmi doono waan qabsan doono Somalia balse nasiib wanaag wuuba Baqtiyay 


Abye Ahmed Wuxuu yiri waxan ku heshiinay Aniga & Farmaajo inan mideyno Somalia iyo Ethiopia


Damaca Ethiopia ma ahan mid dhaw wuxuna ku salesan yahy dhulka Somalia guud ahaan in la qabsado 


#Damaca madaxda Somalida 


Waxaa looga sheekeya in Ethiopia Somalia jeceshahy hormarked mid kasta oo ka mida loogu sheekeyo inuu yahay Qofkee ugu jecel yihiin eena ku heen doonan kursiga balse marke ku meel gaaran Al-Baabka ayee ka xirtaan ama waaba xiraan 


Siyasiga Somalia wuxuu ka hor mariya Danta Dalkiisa danihiisa gaarka ah wuxuna ku fakira inuu kusii fadhiyo kursiga 


Somalia malaha Siyaasi Hankiisu yahay Somali nimo wexee leeyhin siyaasi Ahbal ah oo dantiisu tahay maxaa Cunaa Caawa Hotelka maxaa iskaga bixiya 


Kama fikiran Bari Caruurtada Sharaf haku nooladan yeesan ciishoon Caruurtada 


Waana nasiib darada ina heesato 


Ali Aadan Hashi


Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...