[Al-Shabaab] oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya [Sawirro]

0
Monday March 04, 2019 - 22:39:27 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Al-Shabaab] oo soo bandhigtay saldhigii Faxfaxdhuun ee ay ka baxeen ciidanka Kenya [Sawirro]

    Waagacusub.com- Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Al-shabaab ayaa soo bandhigtay sawirada saldhig ay ka baxeen ciidamada Kenya oo ku yaalla degaanka Faxfaxdhuun ee gobolka Gedo.

Milateriga Kenya ayaa 2dii bishan Maarso xerada ka tagay iyadoo sideedii u dhisan iyadoo ay yaalaan qaar ka mid ah agabyadii ay isticmaali jireen.

Xoogaga Al-shabaab ayaa la wareegay xerada markii ay ka baxeen ciidamada Kenya oo halkaas fadhiyey sanado badan.

Hoos ka Daawo Sawirada Xerada


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...