[Xoghayaha Guud] ee Qaramada Midoobey oo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika

0
Thursday March 14, 2019 - 11:05:49 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Xoghayaha Guud] ee Qaramada Midoobey oo magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika

    Waagacusub.com- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa magacaabay Ergey cusub oo u qaabilsan Geeska Afrika, kaasoo ah khabiir shaqooyin badan ka soo qabtay Qaramada Midoobey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa magacaabay Ergey cusub oo u qaabilsan Geeska Afrika, kaasoo ah khabiir shaqooyin badan ka soo qabtay Qaramada Midoobey.

Parfait Onanga-Anyanga oo u dhashay Gabon ayaa noqonaya Ergeyga Gaarka ah ee Geeska Afrika, waxaana uu horay u soo noqday Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Bartamaha Afrika.

Ergeygan cusub ee loo soo magacaabay Geeska Afrika ayaa howshiisa ugu badna noqonaya arrimaha Gobolka iyo caqabadaha ka jira xilligan.

Gobolka Geeska Afrika ayaa xilligan loo arkaa meel muhiim ah oo dalal badan ku loolamayaan marka loo eego Istiraatiijiyad ahaan, waxaana uu xafiiskan cusub ku soo aadayaa iyadoo wadamo badan ku loolamayaan gobolka, sida Mareykanka, Shiinaha, Khaliijka iyo Turkiga.



Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...